XOG: Xasan sheekh oo ilaalinaya Xildhibaano Codka u balan qaaday & Arin Xasaasi ah oo..


illo xog ogaal ah ayaa inoo sheegay in Kooxda Xasan sheekh u qaabilsan Ololaha Doorashada ay Waardiye ka hayaan Xildhibaanadii Shalay la soo bandhigay ee tiradooda lagu sheegay 200 balse sida saxda ah tiradooda ay tahay 160 ilaa 170.

Xilidhibaanada ayaa xalay ku hoyday Hoteelka waxaana Kooxda Damul jadiid iyo Raga Ololaha u wada Xasan Sheekh uu jadwal kooda uu yahay in Maanta Basas looga qaado xildhibaanada Hoteelka SYL si loo geeyo Xarunta doorashada ee Afasiyooni.

Talaabadan ayaa ah Ololihii ugu dambeeyay Ee ay qaadaan shaqsiyaadka ka shaqeynaya Musharraxnimada Xasan sheekh waxaana suuro gal ah in markastaa ay wax isbedeli karaan.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM