XOG COD:Xasan sh, oo Bilaabay iibsiga Codka Xildhibaanka & Mashquul ka jira Villa Somalia..


illo aad ugu dhaw Xasan sheekh ayaa inoo xaqiijiyay Goordhaw in aad u Mashquulsan tahay Madaxtooyada Soomaaliya halkaasi oo ay buux dhaafiyeen Xildhibaano la safan Xasan sheekh.

Illo lagu kalsoon yahay oo xogta aan kasoo xiganay ayaa inoo sheegay in Xildhibaanno badan ay hadda gacanta loo soo geliyey qarashkii ay ku dooran lahaayeen Xasan Sheekh, waxaana maanta mashquulkii ebed ugu xoogganaa laga dareemayaa halkaasi.

Warar lagu kalsoonyahay waxay sheegayaan in xildhibaannada lacagta qaatey ay u badan yihiin kuwo ku jirey Isbedal doonka, waxaana sidoo kale jirra xildhibaanno kale oo la xodxodanayo.

Muqdisho oo xiran dhammaanteed waxaa la arkayaa oo kaliya gaadiidka xildhibaannada oo meel walbo socda, waxaana arrinta ugu yaabka badan ay tahay in xalay aan laga seexan Villa Soomaaliya.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM