XOG VEDIO:Kooxda Damu-jadiid oo dabin xoogan ugu dhigaya Farmaajo Xilka Ra’isul Wasaaraha


Ilo lagu kalsonaan karo ayaa sheegaya in kooxda damul-jadiid xusul duub xoogan ugu jirta sida uheli lahayd shaqsi ayaga katirsan loo magacaabo RW cusub ee dalka soomaaliya.

Madaxweynaha maamulka Galmudug iyo waliba wasiirka arimaha gudaha ee soomaaliya ayaa haatan waxa xusul duub xoogan ugu jiraan sidii uheli lahayeen xilka ra’isulwasaare kasoo dhex yaalo beelaha Hawiye.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Damul Jadiid waxa ay hada wadaan in ay iska hor keenaan jufooyinka beesha Habargidir, halka ay sidoo kale kala geeyeen jufooyinka beesha Abgaal Cismaan.

Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa dhawaan magacaabi doona Ra’iisul wasaaraha dowladiisa, waxana loo badinayaa in uu magacaabi doono waji ku cusub siyaasada Soomaaliya.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM