XOG: Siyaasi Caan ah oo kusoo biiray Xubnaha usharaxan Kursiga R/wasaaraha..


M/weyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa wada dedaal ballaaran oo uu ku doonayo inuu kusoo xusho Ra’iisul wasaarihiisa Cusub ee Soomaaliya waxaana laga filayaa in uu la yimaado shaqsi karti leh oo shacabka ay jecelyihiin.

Warar lagu kalsoon yahay waxay sheegayaan in xubnaha musharraxiinta ah uu kusoo biirey Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde. Ra’iisul wasaarihii hore siyaasadda qaboob, ee waxqabadka lagu yaqaanay.

Nuur Cadde ayaa ahaa ninkii ifiyey Shabaabkii ku hoos gamban jirey maxkamada islaamiga, sidoo kalena waxa uu ahaa shaqsigii meello badan oo dalka ciriir siyaasadeed ka jirey isbedalka ka keenay.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM