XOG: Sirta Ku Duugan Gacmo Qabsigii Farmaajo Ee Xasan Sheekh Iyo Sheekh Shariif


8 bishaan ayee ahayd markii Farmaajo loo doortay madaxweynaha cusub ee soomaaliya kasoo wareega ugu danbeeyay katanaasulay Xasan sheekh Una Hambalyeeyay.

Muqaal laga baahiyay Farmaajo oo gacmaha heysta madaxweynayaashii ka horeeyay ayaa lasheegayaa in siweyn looga hadal haayo caalamka intiisa kale kasoo diraayay fariin aad u culus.

HALKAAN KADHAGEYSO XOGTA

Farmaajo ayaa la arkaayay oo gacmaha heysta madaxweynayaashii ka horeeyay waxaaa muuqata sida oga soo horjeydaan faragelinta caalamka iyo tan itoobiya kuheyso qaranka soomaaliyeed.

Farmaajo ayaa muujinayey in dadka Soomaaliyeed walaalo yihiin, islamarkaana gacmaha ay is qabsadeen, shisheeyana aanu hadda waxba ka qaadi doonin dadka Soomaaliyeed.

Sidoo kale waxay fariin u direysay Itoobiya oo loo sheegayey in cid walbo oo ay keenaan hadane ay ka weyntahay walaalnimada iyo wadajirka Soomaaliyeed.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM