XOG: Laba Musharax oo Si lama filaan ah Ugu Guuleysan kara Kursiga M/weynaha…


Xubno Siyaasiyiin rug cadaa ah ayaa aaminsan in waji lama filaan ah yeelan karto doorashada M/weynaha Somalia oo maalin kaliya ay naga xigto waxaana ay saadaalinayaan in laba musharax midkood uu kursiga M/weynaha kusoo bixi karo.

Jibriil Ibraahim Cabdulle iyo Cali Xaaji Warsame ayaa ah musharraxiinta hadda loo baqayo in midkood soo baxo bedalka la saadaalinayo xubnaha ugu cad cad sida Sh.shariif, Xasan sh, & Farmaajo.

Xildhibaannada Federaalka ayaa loo maleynayaa in Labadan nin midkood soo saaraan haddii ay fahmi waayaan qorshaha musharraxiinta kale ay wadaan.

Muqdisho waxaa laga dareemayaa ololihii ugu dambeeyey ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya, ci walbana waxay dooneysaa in iyadu ay hoggaanka dalka qabato.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM