XOG DHAGEYSO:Fadeexada ka raacday Ethiopia Doorashadii Farmaajo oo la faafiyay


Ayadoo 8 bishaan magaalada muqdisho lagu doortay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa haatan lasheegayain fadeexad weyn arintaasi karaacday dowlada itoobiya.

Dowladaha shisheeye ayaa farogelin xoogan ku haye arimaha soomaaliya waxaana qeyb ka ah dowladaha safka hore ayadoo lashegaayo in haatan lasoo gudboonaatay waji gabax xoogan.

HALKAAN KADHAGEYSO HADALKA ITOOBIYA

Waxii ka dambeeyay Doorashadii dhacday 8 Febaury ee sanadkan Muqdisho waxaa ay Muujisay in faragalintii Itoobiya ay meesha ka sii baxayso dharbaaxadii ugu horeysana ay ku dhacday.

Wariye u dhashay dalka Itoobiya ayaa qoray warbixin uu ku sheegay in Xukuumada Addis Ababa ay waji gabax kala kulantay Baarlamaanka labada Aqal Maalintii Doorashada Madaxweynaha.

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa Madaxweyne u doortay Farmaajo oo la sheego in uu neceb u hayo dawladda Itoobiya oo ay suuragal tahay in cilaaqaad la sameysan.

 

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM