Xog Dhageyso Sirculus: Kenya oo Sabab la yaab leh kula dagaalsan Madaxweyne Farmaajo ? AQRI


ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in dowlada Kenya aysan kaliya necbeyn mudane Farmaajo ee ay sidoo kale cadaawad u heyso beesha uu kasoo jeedo ee Sade/Mareexaan.

Kenya ayaa beesha Mareexaan ku haysata iney dhabar jabiyeen ciidamada Kenya kadib weerar xoogan oo kaga yimid AlShabaab deegaanka Ceel-Cadde ee gobolka Gedo.

HALKAAN KADHAGEYSO XOGTA

“Qabiilka Mareexaan waxaa ay ciidamada Militeriga Kenya kala shaqeynayeen sidii ay isaga caabin lahaayeen qabiilada kale ee deegaanadooda kusoo duulay, laakiin waa ay na qayaameen,” sidaas waxaa xili hore sheegay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

Si kastaba, Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa wajahaya siyaasad xoogan oo Kenya kaga imaaneysa.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM