Xog Dhageyso: Kulamo Xasaasi ah oo ka bilawday Muqdisho iyadoo Xilka R/wasaaraha Cusub Tartan adag…


Kulamo lagu raadinayo xilka Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa ka bilowday Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa shaqada koowaad ee laga rabo waxaa ay tahay in uu soo magacaabo Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya , kuwaa soo hogaamin doona xukuumada Soo socota.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulamo kala duwan oo siyaasiyiinta iyo waxgaradka Beelaha Soomaaliyeed ee lagu rajo weyn yahay in ay helaan Ra’iisulwasaaraha ay wadaan.

Sidoo kale Siyaasiyiin dhowr ah ayaa siyaabo kala duwan Muqdisho ugu kulmay , kuwaa soo qoondareynaya xilka Ra’iisulwasaaraha.

Waxaa jira xubno dhowr ah oo kasoo qeyb qaatay Ololaha Madaxweyne Farmaajo, kuwaasoo hadda rabitaankoodu uu yahay helida xilka Wasiirka koowaad ee xukuumadda

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Hal Jawaab : Xog Dhageyso: Kulamo Xasaasi ah oo ka bilawday Muqdisho iyadoo Xilka R/wasaaraha Cusub Tartan adag…

  1. axmed says:

    Cidii Hore maamulka u haysey ,inaka daaya,waxa fiican, Beesha shanaad, dadka laga tirada badan yahay, ama Axmed macalin fiqi. cidaas kale aragnay,maamulkooda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM