Xog Dhageysi:Halkuu ku danbeeyay MD Sheekh Shariif Kadib guul daradii doorashada iyo xogo cusub sheegaya…


Shariif Sheekh Axmed madaxweynihii hore ee xiligii KMG ayaa weli kusugan magaalada muqdisho kasoo markii labaad looga guuleyste doorashada madaxweynaha soomaaliya oo u tartamay kasoo guusha ugu danbeyse raacday madaxweyne Farmaajo.

Madaxweyne Shariif oo mudo afar sano ah ku maqnaa dalka dibadiisa una soo laabtay tartanka doorashada looga guuleyste ayaa lasheegayaa in oo kusii sugnaan doono magaalada muqdisho madaama siyaasad ahaan siweyn isugu dhow yihin madaxweynaha cusub ayna yihiin saaxiibo.

HALKAAN KADHAGEYSO XOGTA 

Shariif Sheekh Axmed ayaan dooneyn in uu qabto xil ka hooseeya Madaxweynanimo, waana taas mida ku hogaamineysa in uu san rajo ka siiyeelan siyaada hada jirta.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM