Xog Dhageysi:Farmaajo oo diiday dalab Oga imaaday Amisom Una hiiliyay Ciidamada soomaalida


Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in Farmaajo oo kabiya diiday in amaankiisa haatan sugaan ciidamada Amisom waxaana oo sheegay in amaankiisa kufilanyihiin ciidamada soomaalida.

Arintaan ayaa timid kadib markii ciidamada nabad ilaalinta ee AMisom kusoo wargeliyeen in ay diyaariyeen ciidamadii ilaalin lahaa waxaana arinkaasi oo sheegay in haatan u baahneyn blse goorta xafiiska fariisto kafekeri doono.

HALKAAN KADHAGEYSO XOGTA

Diidmada Farmaajo ayaa lasheegaya in ay kadanbeyse kadib markii lasheegay in oo qaatay go aan ah in niyada loo dhiso ciidamada qaranka soomaaliyeed lana soo celsho mooralkooda.

Farmaajo ayaa tageero xoogan ka heysta shacabka iyo waliba ciidamada waxaana muuqato in kutiirsanaasha ciidamada shisheeye in laga maarmi karo.

 

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM