Xog daawo:Ciidamo caalami ah oo MD Farmaajo Udiyaariyeen Turkiga Laguna badalaayo kuwa Amisom


Sida ay sheegayan warar hoose oo aan helnay ayaa sheegaya in dowlada turkiga diyaarisay ciidamadii badeli lahaa kuwa amisom ee haatan ilaalada u ah madaxweynaha soomaaliya oo siweyn oga soo horjeydo.

Turkiga ayaa ciidamo aad u tababaran oo aad losoo qalabeeyay udiyaarisay madaxweynaha cusub inkastoo ciidamadaan hore loo diyaariyay loona tababaray dowlada soomaaliya.

HALKAAN KADHAGEYSO XOGTA

Xogta ayaa sii raacineyso in dowlada turkiga bixisay dhaqaalaha kubaxay ayadoo siweyn utageersan madaxweynaha cusub ee soomaaliya oo siweyn isugu dhow yihiin.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM