Xog Cod:Xildhibaanada oo mar hore go’aan ka gaaray shaqsiga codka siinayaan ayna Madaxweyne Udooranayaan?


Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in xildhibaanada ugu badan ee barlamaanka soomaaliya sii heysteen isbuucyo kahor musharaxa ay codka siinayaan isla markaa madadaalinayaan musharixiinta khudbada jeedinaayay.

Xog oo aan helnay ayaa sheegaya in xildhibaano kor udhafaayo ilaa 150 xildhibaan hore u heysteen musharaxa ay codka siinayaan waxaan lasheegaya in qorshahaan hore loo dajiyay.

Xogta ayaa sii raacineyso in xildhibaanada intooda badan ay qaateen lacaga iyo balan qaadyada musharixiinta ay lagaleyn heshiiska waxaana lasheegaya in arintaasi kadanbeyse heshiisyo dhacay kahor xiliga lagu jiray doorashooyinka xildhibaanada kasocday xarumaha maamul goboleedyada dalka.

 

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM