XOG COD:Itoobiya oo soomaaliya soo gelisay hubkii ugu badnaa kadib guushii MD Farmaajo lagana soo dejiyay…


Sida warbaahinta u xaqiijiyeen qaar katirsan saraakiisha ciidamada xoogan dalka soomaaliyeed ee kusugan magaalada kismaayo ayaa sheegay in diyaarad aad u weyn oo itoobiyaan ah keynte hubkii ugu badnaa tani markii ladoortay madaxweyne Farmaajo.

Mid kamid ah saraakiisha ciidamada xoogan dalka ayaa sheegay in diyaarad aad u weyn keynte hubkii ugu badnaa ayadoo lagu keydiyay maqaasiino kudhex yaalo garoonka waxaana si wadajir ah udejiyay ciidamada maamulka kismaayo iyo kuwa itoobiyaanka ee halkaas ujooga nabad ilaalinta.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM