XOG Cod:Axmed Madoobe oo xildhibaanada si hoose ugu sheegay shaqsiga ucodeyn donaan oo ah…


Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in madaxweynaha maamulka Jubbaland siweyn u taageersanyahay madaxweynihii hore soomaaliya kasoo damacsanyahay in dib ugu soo laabto madaxtinimada dalka soomaaliya.

Axmed Madoobe ayaa lasheegaya in kulamo aan caadi ahayn qadka talefonka kula yeeshay Shariif Sheekh Axmed kaasoo lasheegaayo in isku afgarteyn in xildhibaanadiisa codka siyaan.

HALKAAN KADHAGEYSO XOGTA

Axmed Madoobe ayaa lasheegaya in xildhibaanada maamulkiisa laga soo doortay si hoose ugu sheegay in codka siiyaan Shariif sheekh Axmed oona la rabo in oo ku guuleysto.

Shariif iyo Axmed Madoobe ayaa kulan bilo kahor kudhex maray magaalada kismaayo hore oga wada tirsanayeen ururkii maxaakiimta islaamiga siweyna isgu dhow yihiin labadaan shaqsi balse la arki doono waxa ka badasho malinimada beri ah.

 

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM