XOG: Beesha Abgaal oo Mas’uuliyiin Caan ah usoo Sharaxday Xilka R/wasaaraha..[Magacyo]


iyadoo beesha hawiye loolan adag oo dhanka Xilka R/wasaaraha ah uu ka dhex bilawday ayaa Beesha Abgaal xilkaasi usoo sharaxday shaqsiyaad dalka caan ka ah sida aan kasoo xiganay Mas’uuliyiin beeshaasi udhashay.

Xogta ayaa sheegeysa in Beesha ay soo sharaxatay Siyaasiyiinta kala ah: Cali Maxamed Geeddi oo u dhashay beesha warsan-gali Abgaal & Jabriil ibraahin Cabduli oo ku fashilmay in uu helo xilka M/weynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya.

Xogtii Ugu dambeysay ayaa sheegeysa in beesha Habar-gidir iyadana xilkaasi dadaal xoogan ugu jirto una rabta siyaasiyiin caan ah balse wararkeena dambe ayaa kusoo bandhigeynaa Magacyada Xubnaha u sharaxan Beesha Habar-gidir.

Habargidir, Abgaal iyo Murusade ayaa dhexda u kala xirtay sidii mid walbo ay ku heli lahayd xilka Ra’iisul wasaaraha, inkastoo Madaxweyne Farmaaajo uu arrintaasi aad uga fiirsanayo.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Hal Jawaab : XOG: Beesha Abgaal oo Mas’uuliyiin Caan ah usoo Sharaxday Xilka R/wasaaraha..[Magacyo]

  1. axmed says:

    Abgaal waa la arkay ,waxa ay yihiin ,ee ka sameysan yihiin, ee ah wax badso wax boob, Maamul dowladeed shaqa kuma laha, xaaraan iyo wax ay boobaan bey rabaan, Jibriil baan oran karaa nin macquul ah ee wadani ah runtii, horta waxaa qalad ah in qolo iska leedahay B.Minister, maxaa yeelay ,waxaa soo xulanaya nin la shaqeyn kara Madaxweynaha, Geedi ha iska haro Tuu Beydhaba ka sameeyey wa la ogaa, wax badso ayuu fakarkiisu yahay iyo xaaraan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM