Wararkii ugu danbeeyay ee doorashada iyo xildhibaano cusub oo ladhaariyay iyo xog lakashifay..


Wararkii ugu danbeeyay ee doorashada barlamaanka soomaaliya waxaana daqiiado kadib lagu wadaa in si rasmi ah loo bilaabo cod bixinta doorashada kasoo ku tartamayaan musharixiin aad u farabadan.

Guud ahaan xildhibaanada ayaa lasheegay in kusuganyihiin goobta marka laga reebo hal xildhibaan oo goobta kamaqan sababo caafimaad dartiis.

Sido kale waxa goor dhow ladhaariyay ilaa sadax xildhibaan kuwaasi oo hore kuraastooda dib loogu celshay maamul goboleedyadii laga soo doortay.

Howlka oo kasocda doorashada ayaa mararka qaar xildhibaanada cod ku dhawaqayeen kuwaasi oo muujinaayo in isbadal iyo hormarka loo hiiliyo.

Sido kale gudoonka ayaa sheegay in dhamaan waxyaabaha jignoolijiyada ah mudanayaasha looga reebi doono afaafka qolka cod lagu bixinaayo waxana sheegeyn in taasi katimid musharixiinta qaar.

Wixii kusoo kordha wararkeyna danbe ayaa kula socon doontaan haduu alle idmo.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM