Wararkii Ugu Dambeeyay Doorashada M/weynaha..[Maxaa ka socda Hoolka Doorashada?]


Qaban qaabadii u dambeysa ayaa hadda ka dhex socota Xarunta Doorashada Afasiyooni ee Magaalada Muqdisho.

Waxaa hoolka doorashada gaaray Musharraxiin ka mid ah kuwa u tartamaya doorashada Madaxweyanha.

Guddiga ayaa xildhibaanada labada aqal ka codsanaya in ay anshax dhowraan oo ay kuraastooda fariistaan.

Codbaahiyaasha, Ama Makarafoonada Goobta ayaa la hagaajinayaa iyadoo ololihii u dambeeyay uu magaalada ka socdo.

Inta badan Xildhibaanada ayaa fadhiya hoolka iyo dhamaan Guddiga Doorashada qeybihiisa kala duwan.

Ciidamo ka tirsan Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa gudaha xarunta doorashada lagu dhax arkayaa kuwaas oo hadba dhan u socda.

TOOS ULA SOCO DOORASHADA:

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM