WAR DEG DEG AH: M/weyne FARMAAJO & Xasan sheekh oo kulan Xasaasi kaga socda Villa Somalia..


Wararka aan ka heleyno Villa Somalai aya sheegaya in kulanki ugu horeeyey ee fool ka fool h ay isugu yimaadeen madaxweyne Farmaajo iyo madaxweyinihi hore Xasan Sheekh.

Kulan oo hordhac u ah iney labada dhinac ka hadlan sidii lo sameyn lahaa xaflada xil wareejinta oo lagu wado iney dhawaan qabsoontay.

Sidoo kale kulanka ayaa xooga lagu saarayaa sidii loo dadajin lahaa Xaflada Xil wareejinta iyo Caleema saarka maadaama howlo adag horyaalaan M/weynaha Cusub ee Soomaaliya.

Lasoco Warkaan Wixii kasoo kordha:

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Hal Jawaab : WAR DEG DEG AH: M/weyne FARMAAJO & Xasan sheekh oo kulan Xasaasi kaga socda Villa Somalia..

  1. axmed says:

    Garguurte maxaa Madaxtooyada dhigay? ma wuxuu rabaa in Ugandees loo diro ee uu qorta qabto ,nacaskaas, war waxaas farmaajio wuu ka xishoonayaa Somaliyina ma jecla in ay sidaa arkaan, ha is ceebeeen ,inta lagula xisaabtamayo iska sug ee Guryihii aad Xaaraanta kudhisatay aad.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM