WAR DEG DEG: AH: Duqeyn xoogan oo caawa ku sucota Muqdisho


War deg deg ah oo hadda naga soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayan in Duqeyn xoogan caawa ay ku sucoto xaafado badan oo Magaalada Katirsan.

Duqeynta ayaa ah Madaafiic taasi aan ilaa iminka la ogeyn Goobta ay  laga soo tuurayo iyadoo magaalada oo dhan laga maqlayo jugta Madaafiicda.

Waxaana Berri lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ay ka dhacdo Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya iyadoo Magalaada Habeenkii Labaad ay bandow tahay.

Wixii Soo kordha la soco insha allah

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM