Video: Farmaajo oo si degdeg ah u qaabilaya Nin ka yaabsaday oo Taageero u ah…


Nin baraha bulshada ku qabsaday isagoo habeenkii la doortay madaxweyne Farmaajo bannaanbax u soo baxay isagoo leh: AR FARMAAJO II GEEYA.. ayaa la keenay magaalada Muqdisho iyadoo la filayo inuu la kulmo madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Magaciisu waa Cabdullaahi Cismaan (Daanyeero), waa nin muuqaalkiisu iyo magaciisuba la maqlay habeenkii guusha Farmaajo. Cabdullaahi oo farxad darteed u soo baxay inuu taageero Madaxaweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Isagoo hor ordaya dhallinyaro reer Jawhar ah oo ka qaybqaadnayay bannaanbaxa iyo dabbaaldegga guushaas ayuu Cabdullaahi ku dhawaaqayay”AR II GEERYA FARMAAJO II GEEYA” Erayadaas waxay noqdeen kuwo markiiba qaatay oo ku faafay baraha bulshada iyo TVyada qaarkood.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM