Tirinta codadka oo bilaabatay & 3-Musharax oo ku horeeya…


Waxaa hada bilaabatay tirinta codadka ay dhiibteen xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, maadaama ay soo idlaatay codeynta.

328 xildhibaan oo isugu jira Labada Gole ee Dowladda Federaalka ayaa dhiibtay codadkooda, sida ay xaqiijiyeen Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Guddoomiye Beyle ayaa u yeeray wakiilada Musharaxiinta u qabanaysa codadka ay heleen, si ay ugu tiriyaan.

Xoghayaha Baarlamaanka Mudane Buux ayaa furay sanaadiiqda codadka, waxaana bilaabatay tirinta codadka.

Waxaa ku horeeya Codadka Xasan sheekh, Farmaajo & Sheekh Shariif iyadoo Musharaxiin badan ilaa hada aysan helin Hal cod.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM