Shabaab oo kahadashay dagaal culus oo caawa soo gaaray oo kadhacay…


Kooxda shabaab ayaa goor dhow war kasoo saartay dagaalka xooganaa ee maanta kadhacay qeybo katirsan gobolka mudug kasoo khasaaro xoogan dhaliyay.

Shabaab ayaa sheegay in ay dileyn inkabadan q0 qof waxaana ay sheegeyn in tiro kale ay dhaawacayn.

Warar ayaa sheegaya in Dhinaca ay caawa isku hor fadhiyaan goobihii ay gelinkii dambe ee maanta ay ku dagaalameen.

Majiro wax war ah oo ka soo baxay Maamulada Puntland,Galmudug iyo Dowlada Soomaaliya oo looga hadlayo weerarkaasi is gaashaan buursiga ee lagu qaaday Shabaab.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM