SAWIRRO:Madaxda Qaarada Afrika oo Cashar ka baranaya Soomaaliya


Soomaaliya waxaa ay kasoo ka baneysaa Daqaradii dagaalkii sokeeye waxa ayna hadda tusaale fiican oo lagu dayan karo unoqneysaa Wadamada Qaarada Afrika.

Qaarada Afrika waxaa lagu bartay afgembi militari,ku shubasho Codadka doorasho iyo madax diida inay xukunka wareejiso marka laga guuleysto, waxaana ay hadda cashar ka baranayaan Madaxda Soomaalida iyo sida dimuqraadiyada leh ay xilka u wareejiyaan.

Soomaaliya Doorashooyinkii Dibada loogu qabtay iyo kuwii ka dhacay Dalka gudihiisa sanadihii 2012 iyo 2017, 8 Madaxweyne ay si nabad ah xilka isugu wareejiyeen kuwaas oo loogu baaqay madaxda Afrika in ay ku daydaan.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM