Sawiro Yaab leh oo laga sameeyay qaabka qasabka Gen Gabre xildhibaanada codka Oga qadaayo


Ayadoo saake lagu wado in xildhibaanada udareeraan doorashada madaxweynaha soomaaliya oo lagu wado in ay kabilaabato caasimada dalka ee muqdisho ayaa haatan waxa sawiro yaab leh kasameeyay Amin arts.

Amin arts ayaa muqaaladaan yaabka leh kasameeyay qaabka xildhibaanada looga raadinaayo codka madaama maalmahan soo baxayse in dowlada itoobiya ku cadaadineyso xildhibaanada qaar in codka siyaan Xasan Sheikh.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM