SAWIRO: Xildhibaanada Fashion-ka MUNA KAY oo la Weeraray balse Gaarigeeda oo…


Xildhibaan Muna Sheekh Khaliif Abuu (Muna Kay) oo ka mida xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa shaacisay sawirro muujinaya bubur ku dhacay gaarigeeda iyo weerar lagu qaaday.

Sawirro ay ku faafisay boggeeda Snapchat-ka ayaa muujinaya burbur weyn iyo dhiig ku xardhan Gaariga, mana cadda inay la socotay gaariga iyo inkale. Weerarka ayaa sida muuqata ka dhacay magaalada Muqdisho, waxayna qoraal kooban ku sheegay sheegtay in darawalkeedii uu dhaawac yahay isbitaalkana la dhigay. Waxa faahfaahin ah kama bixin sida weerarku u dhacay, qaabka weerarku ahaa iyo sida wax u dhaceen midna. Wax kaloo muuqata in falku dhacay shalay ama xalay.

Muna Kay oo ah haweeney caan ku ah dharka Fashion-ka iyo is qurxinta dumarka ayaa ka mida haweenka soo galay Baarlamaanka. Waxaa gaariga ka muuqda dhiig iyo calaamado rasaas ku dhacday.

 

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM