SAWIRO & VIDEO: Kulankii Maanta ee FARMAAJO & Xasan sheekh iyo Hal Arin oo Shaki la galiyay…


Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kusoo dhoweeyay xarunta Villa Somalia Madaxweynaha cusub ee xilka kala wareegaya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Kulan kala war qaadasho iyo is-xog wareysi ayaa dhex maray Xasan Sheekh iyo madaxweyne Farmaajo, intaasi kadibna madaxweynihii hore ayaa kusoo wareejiyay xafiisyada Madaxtooyda Villa Somalia oo dhowaan uu ku shaqeyn doono Farmaajo.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Farmaajo ayaa u kuurgalay xaaladda Madaxtooyada iyo shaqaalaha ka howlgala, inkastoo aan la ogeyn in Farmaajo uu eryi doono shaqaalihii hore ee madaxtooyada iyo in kale.

Madaxda Soomaalida ayaa looga bartay in marka ay xilka qabtaan inay keensadaan shaqaale cusub oo xigto iyo xigaalba ay wadaagaan.

 

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM