SAWIRO FARXAD LEH: Muqdisho oo Calanka Somalia & Sawirka Farmaajo isku Badashay Maanta…


Bannaanbax lagu taageerayo Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta lagu qabtay Taallada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho.

Banaanbaxa ayaa waxaa soo qaban qaabiyay maamulka gobolka Banaadir, waxaana ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir

Tan iyo markii la doortay Madaxweynaha Cusub ee dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed ayaa dalka waxaa ka socday banaanbaxyo waa weyn oo lagu taageerayo Madaxweynaha.

1514

1316729043_985589568239820_4234156378272112808_n

 

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Hal Jawaab : SAWIRO FARXAD LEH: Muqdisho oo Calanka Somalia & Sawirka Farmaajo isku Badashay Maanta…

  1. axmed says:

    Waxaan Web side ku arka, maanta in la diley, nin yiri Farmaajaan taageersanahay, nasiib darro, shan xabadood baa lagu dhiftay, ninkiidileyna wuu cararay, ,Muqdisha ayey maanta ka dhacday, Hadba Farmaajio waxaan dhihi lahaa is casil hadiiba sidaan socoto, waa been dabaal degooda, waa dad xaaraan ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM