SAWIRO CAJIIB AH: Farmaajo oo xilka La wareegay iyo Laba Arin uu Shacabka ka codsaday…


Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo M/weynaha Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka, kadib xaflad ka dhacday xaruunta Madaxtooyada Villa Somalia.

Isagoo ka hadlayay xafladii uu xilka kula wareegay ayuu sheegay madaxweyne Farmaajo in dowladiisu ay tahay dowladii Shacabka, isla markaana u baahan yahay in lala shaqeeyo.

Wuxuu sheegay inuu ka codsanayo shacabka bixinta canshuurka iyo inay gacan ka geystaan arrimaha ammaanka, labadaas qodob oo ahayd kuwii ugu horeeyay ee Madaxweynaha cusub uu baaq codsi ahaan u soo jeediyay.

Madaxweyne Farmaajo oo ay maanta u bilaabatay inuu ka arrimiyo xarunta looga taliyo dalka ee Villa Somalia ayaa dadka Soomaaliyeed ugu duceeyay inuu abaarta ka dul qaado.

 

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Hal Jawaab : SAWIRO CAJIIB AH: Farmaajo oo xilka La wareegay iyo Laba Arin uu Shacabka ka codsaday…

  1. axmed cali says:

    waxn uhanpanlyn yaa maxweyne maxmed cabdulahi farmajo waxn alle uga baryaa inuu ufududeeyo xilka culus ee uu qabanayo aamiin aamiin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM