MUUQAAL CUSUB: Kenya oo Qarsan Weysay Inuu Habeen madow u ahaa Weerarkii AlShabaab ee Kulbiyoow


Militeriga Kenya ee ku sugan Soomaaliya ayaanan hilmaami doonin weeraradii ay kooxda AlShabaab kala kulmeen ee ka dhacay deegaanada Ceel-cadde iyo Kulbiyow ee Gedo iyo Jubbada hoose.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

AlShabaab ayaa weerar qorsheysan ku qaaday xarumaha ay Kenya ku lahaayeen deegaanadaas, waxaana muuqaalo cusub laga helayaa weerarkii ugu danbeeyay ee Kulbiyoow.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

TV-Ga qaranka ee Kenya oo booqday halkii uu weerarkaas ka dhacay ayaa isagoo wax badan qarinaya waxaa uu soo bandhigay qaabkii ay kooxda AlShabaab weerarkaas ufulisay.

Saraakiishii Kenya ee marqaatiga u ahaa weerarkii AlShabaab ayaa qirtay si argagax uu ugu dhacay markii ay ku dhawaad kun askari oo AlShabaab ah ay soo weerareen

Si kastaba, Kulbiyow oo ku dhow xaduuda Kenya iyo Somaalliya ayaa haatan noqotay meel xasuus ku reebta ciidamada Amisom.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM