Musharrax Cadow Cali Gees”waa been Wararka sheegaya in aan ka Tanaasulay Musharraxnimada Xilka Madaxweyne”


Musharax Cabdulaahi  Cali Axmed oo loo yaqaan Cadow Cali Gees ayaa beeniyay wararka sheegaya  in uu ka tanaasulay Musharaxnimadiisa.

War ka soo baxay Xafiiska Ololaha Doorashadda ee Murashax Madaxweyne Caddow Cali Gees  ayaa si kulul loogu beeniyay in uu  ka tanaasulay xilka Madaxweynaha.

Waxaa lagu sheegay War Saxafadeedka in uu mudan yahay in uu noqdo Madaxweynaha Soomaaliya ,islamarkaana uu u taagan yahay tartanka Madaxweynaha Soomaaliya,waxaana uu Xusay in Wararkaasi lagu Faafiyay Baraha Bulshada ay yihiin kuwo Been abuur ah oo lagu dilayo Magaciisa.

cad2

Cadow-beenin-1 Cadow-beenin-2-1

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM