Musharrax Caan ah oo loo saadaaliyey inuu ku guuleysaneyso Xilka Madaxweynaha (AKHRISO CADEYN)


Xarun cilmi baaris oo lagu magacaabo Data Grid Somalia ayaa daraasad ay sameysay oo ah cida ku guuleysaneysa xilka Madaxweynaha iyo Musharaxiinta ugu cad ee u soo bixi doona wareega labaad ee doorashada.

Daraasada ayaa lagu soo bandhigay sida loo kala helayo codadka wareegga koowaad, waxaana ugu badan illaa lix musharax oo kala ah, Xasan Sheikh Maxamuud, Cumar Cabdirashiid, Shariif Sheikh Axmed, Maxamed C/llaahi Farmaajo, C/qaadir Cosoble Cali, Siciid Cabdullaahi Dani.

Cilmi baarista ayaa sheegaysa in uu madaxweyne nqon doono Xasan Sheikh Maxamuud, isagoo heli doono 59% codadka xildhibaanada, halka Cumar Cabdirashiid uu heli doono 41%.

Halkan hoose ka akhriso cilmi baarista oo dhameystiran:-

http://datagridsomalia.com/media/Poll_Report_English_4.pdf

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM