Muqaal:Xildhibaan geesi ah oo ku sigtay Inuu la dagaalamo Gen Gabre xiligii doorashada socotay


Laba maalin ayaa kasoo wareegtay xiligii ladoortay madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo kasoo guud ahaan caalamka siweyn loogu soo dhaweeyay waxaana haatan kahadlay mid kamid ah xildhibaanada cusub ee una codeeyay isbadal doonka.

Xildhibaanka ayaa sheegay in oo u tagay Gabre kuna dhahay dalkaan ma adigaa isla leh maa naga tatay waxaana oo sheegay in qarka usaarnaa in ladagaalamo balse siyaasihiin jaajuus u ah kacodsadeyn in oo katago.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM