Muqaal Lagu bahdilay musharixiinta isbadal doonka oo labaahiyay laguna amaanay MD Xasan


Muqaal siweyn looga hadal haayo baraha bulshada kuwada xariirto ayaa lagu baahiyay muqaal lagu kashifaayo damacooda siyaasadeed shaqsiyaadka labaxay isbadal doonka.

Musharixiinta loo yaqaan isbadal doonka ayaa muqaalkan siweyn logu bahdilay ayagoo la la xariiriyay in dalka dhanka ku qorayaan FOR SALE waxaana siweyn loogu buun buuniyay wax qabadka madaxweynaha haatan waqtigiisa dhamaaday iyo waliba qorshahiisa dalka.

Muqalkan ayaa loo ekeesiiyay musharixiinta qaar kood halka qaar lasoo qaatay qorshaha siyaasada ee lagu xanto waxaana kamid ah iibka badda soomaaliya iyo gooba kale.

 

 

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM