Mid kamid ah Suuqyada magaalada muqdisho oo caawa gubanaya


Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho waxaa ay sheegayaan in Dab Xoogan uu caawa qabsaday Suuq weyn oo laga tukaameysto oo ku yaala Degmada Wadajir.

Suuqa ayaa lagu magacaabaa Suuqa Buulo Xubeey kaas oo ay ku  yaalaan Mehrado waaweey oo Baqaaro ay ku jiraan islamarkaana Lagu iibiyo Agabyada kala duwan ee dadku ay isticmaalaan ,

Wararka ayaa sheegaya in Dabka uu ka dhashay koronto, waxaana dabka uu u muuqdaa mid sii xoogeysanaya iyadoo ay jiraan Gurmad xoogan oo dadka deegaanka ay ku doonayaan in ay ku baqtiiyaan.

Majiro wax Gaadiid dab damis ah oo goobta gaaray ilaa hadda, iyadoona wararka ay tibaaxayaan in uu khasaaro hantiyadeed geystay dabkan caawa ka kacay Suuqa Buulo Xubeey.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Hal Jawaab : Mid kamid ah Suuqyada magaalada muqdisho oo caawa gubanaya

  1. Wiil Hawiye. says:

    Jaal Siyad ayaa Hawiyow idinku soo noqday, waxa ey wareegtaba. Hadaba dabka caawa waxa uu ii xasuusinayaa, dabkii Marexaan ku gubeen suuqii bacadlaha Xamar. oo ey halkaas uu aqoonsadeen in ey tahay il dhaqaale oo lacag looga aruuriyo dagaalkii Salebaan lagalay qabiilada Mareexaan. Hadaba, maantana Farmaajo tabihii adeerkii Siyad Barre ayuu bilaabay in uu adeegsado si uu hawiye dhaqaalahood uu daciifiyo. ee ogaada waa talaabo talaabo.

    Wiil Hawiye.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM