Kadib Guushii Farmaajo oo Qurba joog iyo Ganacsato badan Soomaaliya kusoo wajahan


Kadib doorashadii Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa guud ahaan shacabka soomaaliyeed si siman usoo dhaweyeen waxaana noqotay mid siweyn looga dareemay guud ahaan caalamka.

Qurba joog farabadan oo kunolaa dalka dibadiisa ayaa haatan lasheegaya in soo beegsanayaan dalka isla markaa bilaabayaan sidii dalka u hormari lahayeen lana shaqeyn lahayeen madaxweynaha cusub.

Waxay sidoo kale dadka sheegayaan in ay hubaan in Farmaajo uu dalkaan u wax u qaban doono, iyaguna ay diyaar u yihiin iney garab istaagaan Farmaajo.

Shacabkeenna ayaa muddo badan dhibaato ku haysay dalal badan oo caalamka ah, mar walbana waxaa lagu sheegi jirey dad aan dal iyo dad toona lahayn, balse maanta waxaa dadka usoo ifay Muuqaal qurux badan oo dowladnimo.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM