Dhageyso:Somaliland waa kala tashanay Itoobiya heshiiska Imaraadka balse Soomaaliya lagama yaabo


Wasiirka duulista hawada ee maamulka Somaliland Farxaan Aadan Heybe ayaa sheegay in heshiiska ay lagaleyn dowlada Imaraadka kala tashadeyn dowlada Itoobiya waxaana oo sheegay in soomaaliya ay kala tashan.

Sido kale wasiirka ayaa sheegay in soomaaliya aysan jirin wax ay kala tashanayaan waxaana oo sheegay in Itoobiya tahay walaalka kowaad ayna kala tashanayaan waxaana oo kale oo sheegay in mandaqada muhiim u yahay heshiiskan.

HALKAAN KADHAGEYSO XOGTA

Dowlada soomaaliya ayaa larumeysanyahay in heshiiskan saxiixday sida ay sheegayn xildhibaanada maamulka somaliland iyo qaar katirsan siyaasihiinta somaliland.

 

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM