Dhageyso:Shaqsi u eg Gabre oo kamid noqde xildhibaanada iyo shacabka oo sheegay in gabre xildhibaan noqde?


Ayadoo maalinimadii shalay xildhihaano tageersan musharax madaxweyne Xasan Sheekh maxamuud ay kushireyn hotelka weyn ee SYL ayaa lasheegaya in halkaasi lagu arkay shaqsi u eg generaal gabre oo ahaa taliyaashii ciidamada itoobiya.

Baraha bulshada ayaa siweyn habeenimadii xalay ilaa shalay siweyn loo hadal haayay muqaalka ninkaas kasoo dadka kusheegeyn in oo yahay generaal gabre balse xildhibaankaas oo lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in oo ahayngabre balse oo yahay xildhibaan qaran.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA

Xildhibaanka ayaa sheegay in oo ladhashay taliyaha ciidamada asluubka bashiir goobe waxaana asaga lagu magacabaa khaasim waxaana oo sheegay in oo ahayn itoobiyaan oo yahay qof soomaali.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM