Dhageyso:Muqdisho oo siweyn loogu diyaar garoowe Bandowga iyo hadal heynta shacabka oo ay….


Magaalada Muqdisho ayaa siweyn looga dareemayaa bandowga kabilaaban doono maalinimada beri ah waxaana siweyn caawa looga hadal hayaa caasimada iyo gobolada dalka.

Bandowgaas oo soo rogay gudoomiyaha gobolka banaadir kasoo socon doono ilaa laba maalin oo kala ah maalinta bri ah iyo maalinta doorashada dhaceyso ayadoo siweyn loo adkeeyay amaanka caasimada.

Shacabka ayaa gelinkii danbe maanta siweyn oga dukaameysanaayay suuqyada caasimada ayagoo kushegaayo in laba maalin oo bandow ah kusoo food leedahay.

 

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM