DHAGEYSO:Madaxweynihii Hore ee Somalia oo talo Cajiib ah u soo jeediyey Madaxweyne Farmaajo


Madaxweyhihii hore ee dalka soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa haatan kahadlay guusha Farmaajo asagoo u hambalyeeyay guusha oo gaaray.

Waxa uu sheegay Madaxweyne Farmaajo in uusan kaligiis waxba qaban karin, balse looga baahan yahay in uu soo dhiso xukuumad dhaxal gal ah oo dalka bad baadin karta, si guulo la taaban karo loo gaaro.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM