Dhageyso:Hooyada dhashay wariye Coldoon oo si murugo leh oga hadashay xariga wiilkeeda iyo sababta kadanbeyse


Hooyada dhashay Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa kahadashay xariga wiilkeeda waxaana ay sheegtay in oo yahay mid xaqdaro ah waxayna codsatay in bilaa shuruud lagu sii daayo.

Sido kale waxa ay sheegtay in ay garaneyn sababta loo xiray wiilkeeda balse umaleneyso in loo heysto tageerada u muujiyay Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ah madaxweynaha cusub ee soomaaliya.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA

Maalinimadii shalay ayaa garoonka magalaada hargeysa laga qabtay wariyaha xili oo kasoo laabtay magaalada muqdisho oo kusugnaa dhawaanahaan.

 

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM