DHAGEYSO:Gabre oo kulan Canaan ah laqaatay Madaxweynayaasha maamul goboleedyada iyo Guusha Farmaajo


Warar hoose oo aan heleynoa ayaa sheegaya in safaarada Itoobiya ee magaalada muqdisho kulan laqaadatay madaxweynayaasha maamul goboleedyada dalka oo kala ah Galmudug Puntland iyo koofur Galbeed iyo walba Hirshabeelle waxaana lasheegaya in kulankaas soo qaban qaabisay safaarad.

Kulankaas ayaa looga hadlaayay guusha oo gaaray Farmaajo waxaana lasheegay in Generaal Gabre si weyn u canaantay madaxweynayaasha maamul goboleedyada dalka ayagoo lagu canaantay in dhabarka kajabiyeen itoobiya.

Gabre ayaa canaantay madaxweynayaasha asagoo ku dhawaaqaaye in soo saareyn xidlhibaano aan ku kalsoneyn kadibna codka siiyay Farmaajo wuxuuna kahor sheegay in caqabad weyn haatan la hordhigay Itoobiya.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

2 Jawaabood : DHAGEYSO:Gabre oo kulan Canaan ah laqaatay Madaxweynayaasha maamul goboleedyada iyo Guusha Farmaajo

  1. axmed says:

    waxaad doontaad sheegeysaa, arrintaas Gabre ka hadli maayo ,wey dhamaatay. hadey khasaareena waa iyaga wax khuseeya. maamulana kuma canaanan karo siyaasada kuma jirto , waa fekerkaaga.

  2. Sreeya Gaas says:

    hhhhh axmed dadan hurdo u oolin baad ledahay hurdaa u taal waxkasta waa suurta gal itoobiyana malmihii murugada lahaa haday u biloedeen iinsha allah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM