Dhageyso:Farmaajo oo sheegay sida Itoobiya kayeeli lahaa iyo Go’aanka shisheeyaha kataagnaa…


Madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa kahadlay sida oo kayeeli dono dowlada itoobiya waxaana lagu weydiyay mid kamid ah idaacadaha soomaalida.

Farmaajo ayaa si maldahan oga jawaabay sida oo kayeeli doono iyo waxyaabaha iska badalay oo ahaa naceybka dowlada shisheeye kutirsaanaantooda waxaana oo sheegay in wax iska badalin dalkana ushaqeynaayo.

Wuxuu kale oo sheegay loo baahanyahay in siyaasihinta dalka ushaqeyaan balse ay kashaqeysan taasina ula jeedo in hantida dalka la masuq maasuqin.

 

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Hal Jawaab : Dhageyso:Farmaajo oo sheegay sida Itoobiya kayeeli lahaa iyo Go’aanka shisheeyaha kataagnaa…

  1. axmed says:

    Itobiya, Safaaradooda haku ekaadaan, hana loo sameeyo dad daba gal ah dhaq dhaqaagooda, sidii waqtigii kacaanka ,Maxaa madaxtooyada degey Gabre, Saacado waa in loo qabtaa in uuguuro, xayawaanka, ninkaas Sirbadan buu Somaliya ka hayaa waxa fiican ninkaan in uusan Somaliya Nabad kaga bixin, maxaad u maleyneysaa, nin Somali ah ee Itobiya jooga ee sir badan ka helay, Itobiyaanku markey ogaadaan ,walaahuusan u noolaaneyn. marka wax halaga qabto ,intuusan tegin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM