DHAGEYSO:Dalal ay Itoobiya ka mid tahay oo wada qorshe ay kula wareegaan maamulka hawada Soomaaliya


Waxaa sii kordhaya walaaca weyn ee laga qabo in maamulka hawada Soomaaliya u gacangalo dowladaha deriska la ah Soomaaliya sida uu shaaciyay maareeyaha waaxda Duulista iyo Saadaasha hawada Soomaaliya C/waaxid Sheekh Cumar.

Maareeyaha ayaa sheegay inay dalal ay ka mid yihiin Itoobiya, India, Kenya iyo dalal kale ay soo jeediyeen inay la wareegaan maamulka hawada sare ee Soomaaliya oo dhibaatooyin badan ay ka sheegteen diyaaradaha isticmaala.

RIIX HALKAN: DHAGAYSO WAREYSIGA OO DHAN

Maareeyaha duulista iyo saadaasha hawada Soomaaliya Cabdiwaxid Sheekh Cumar ayaa welwel ka muujiyay in qorshe lagula wareegayo maamulka hawada sare ee Soomaaliya la saxiixo xilligan kala guurka ah, loona gacan geliyo.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Hal Jawaab : DHAGEYSO:Dalal ay Itoobiya ka mid tahay oo wada qorshe ay kula wareegaan maamulka hawada Soomaaliya

  1. cumar hanuuniye says:

    wax baa laga gaaraa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM