Dhageyso:Arin kufashilmeyn Madaxweynayaasha Guuleed&Gaas oo guushii Farmaajo kadhigtay Gaalkacyo mid…


Kadib doorashadii madaxweynaha cusub ee Soomaaliy Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sababtay arin hore ugu fashilmeyn madaxweynayaasha maamul goboleedyada Puntland iyo Galmudug.

Arintaasi ayaa ahayd isku furida magalaada Gaalkacyo iyo isdhex galka bulshada waxaan alasheegaya goorta shacabka magalaada gaalkacyo maqleyn in oo guuleystay Farmaajo ayaa mar qura isku dhex milmay.

HALKAAN KADHAGEYSO XOGTA

Guud ahaan shacabka degmada Gaalkacyo ayaa lasheegaya in siweyn isugu dhex milmeyn lana kala garan waayay ayagoo kamideysanaa ereyo ay kamid ahayd waa guuleysanahay waana israacnay guul soomaaliyee.

 

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM