Dhageyso:Amaanka Farmaajo oo loo baqay loona wareejiyay Hotelka Jazeera


War hada nasoo gaaray ayaa sheegaya in hoyga oo kadaganaa magaalada muqdisho Maxamed Cabdulaahi Farmaajo laga badalay loona weeciyay hotelka weyn ee jaazeera.

Warkan ayaa noo xaqiijiiyay mid kamid ah xogheynta Farmaajo kasoo lashegaayo in amaankiisa loo baqay loona wareejiiyay hotelka Jazeera ilaa inta laga caleema saraayo una guuri doono xarunta madaxtooyada soomaliya.

 

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM