Dhageyso: Yuusuf Madaale oo Fariin & Digniin Culus u diray M/weyne Farmaajo…


Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, aha duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa farriin adag iyo baaq u diray dowladda cusub ee Soomaaliya iyo Madaxweynaha la doortay Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Isagoo dadweyne fara badan kula hadalyay Daljirka Dahsoon ayuu sheegay ka codsaday Madaxda cusub ee dalka iyo Madaxweyne Famaajo inay caddeeyaan Maqaamka gobolka Banaadir.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Wuxuu kaloo sheegay inaysan ka daali doonin raadinta xuquuqda siyaasiga ah ee Gobolka Banadir, isagoo caddeeyay in Banaadir isku filan tahay.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Hal Jawaab : Dhageyso: Yuusuf Madaale oo Fariin & Digniin Culus u diray M/weyne Farmaajo…

  1. axmed says:

    Waa qas iyo Xaalad cusub oo abuurayo, Shaqadaas Barlamaaanka ayaa iska leh, Xamarta uu sheegayo horta dadkii degenaa ma yeh, Xamar horta sidiiloo kala deganaa haloo dego hana lagu soo noqdo, dadka guryahooda halooga baxo, Cadaalad wax halagu qaybsado, Xamarlama sheegan karo, ninkaan waa qas uu wado, walee adaa lagugu soo maqan yahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM