Dhageyso: Xildhibaanadii Doortay FARMAAJO oo ku soo biiray dabaal-daga Balse…


Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay dareenkooda ku aadan qaabkii ay u dhacday Doorashada Madaxweyne Farmaajo.

Waxa ay sheegeen in ay doorteen shaqsigii laga dalbaday oo ay aad u taageersanaayeen shacabka Soomaaliyeed.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Waxa ay sidoo kale sheegeen in ay ku faraxsan yihiin qaabka ay u dhacday Doorashada islamarkaana aysan jirin wax cadaalad daro ah oo ay sameeyeen, waxa ayna sheegeen in ay u hiiliyeen isbadalka.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM