Dhageyso: Wararkii Ugu Dambeeyay Doorashada & Musharax Xasan sh, oo Siriq loo dhigay…


Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay berri ka dhacdo xarunta ciidanka Cirka ee Fisyooni, waxaana si weyn Saaka loo adkeeyay ammaanka magaalada Muqdisho.

Soomaaliya ayaa Arbacadda waxa ay u tahay maalin taariikhi ah oo ay yeelan doonto Madaxweynaha Afarta Sano ee soo socota dalka hoggaamin doona.

Musharaxiin gaaraysa 23 Musharax ayaa midkaste waxaa uu rabaa in uu noqdo Madaxweynaha Soomaaliya balse Musharaxiintaasi 20-kamid ah ayaa u midoobay Xasan sheekh.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM