Dhageyso: Warar ku saabsan R/Wasaaraha uu Soo Magacaabayo M/weyne FARMAAJO…


Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi (Carabey) oo warbaahinta la hadlay ayaa ugu baaqay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed (Farmaajo) in uu ka fiirsado shaqsiga uu u magacaabayo R/wasaaraha dalka.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Waxa uu sheegay Maxamed Cabdi Xaashi (Carabey) Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Madaxweyne Farmaajo in looga baahan yahay in uu soo magacaabo R/wasaare fiican oo umada anfaca.

Waxa uu sheegay hadii dalka loo magacaabo Ra’iisul Wasaare fiican in la helaayo xukuumad tayo leh oo isku dheeli tiran.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Hal Jawaab : Dhageyso: Warar ku saabsan R/Wasaaraha uu Soo Magacaabayo M/weyne FARMAAJO…

  1. axmed says:

    Warwaxaasi isaga Shaqadiisa ma aha, mana aha in uu Madaxweynaha wax u sheego, Somalidu wey deg degtaa,war isagaa og cidii la shaqayn karta,Axmad macalin fiqi ayuu rabaa in uu ka dhigo oo ay sodon sanadood , ay wada shaqeynayeen ayuu ka dhigayaa, waana nin macquul ah, Somaliyey maanata shance baa haysana, oo walaahi ah. itaad dhibka iyo qalooca iska deysaan, wanaaga ka shaqeeya, waan hubaa in ninkaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WWW.BADWEYN.COM